In the Name of Allah the Most Gracious the Most Merciful

Home

Donate

Photo Gallery

Video Gallery

Somali

What's New

Contact us

     
 

BUUG CUSUB oo uu qoray Mohamed H. Hadi

 
     
 

November 28, 2007
Ogaysiis: Maxamed Xuseen Hadi, oo ah Qoraha Buuga Cusub oo la yidhaa (Muliyooy Saa-See), Ayaa ugu Baaqaya Jal. Soomaaliyeed ee Virgina, Washington iyo Maryland Badhiga Buuga oo ku Beegan Bisha Dec 7da, 2007
Buuggaas oo ka hadlaya Sooyaalkii Ummadda Soomaaliyeed khaas ahaan Ilbaxnimadii & Boqortooyadii Adal laga soo bilaabo Qarnigii 12aad ilaa maanta.
Bandhigga buugaas oo lagu qabanayo magaalada Virginia (USA) bisha dec 7da, 2007. Waxa horey loogu soo kala qabtay magaalooyinka Minneapolis(USA) iyo Ottawa.(Canada)

 

 
 

 

Kor

 Copyright 2000 - 2004 Rural Education And Development. All rights reserved.