|
|
|||||||
|
In the Name of Allah the Most Gracious the Most Merciful |
| ||||||
|
O G E Y S I I S !!!! IYO TAAGEERID |
||
|
Assalaamu calaykum waraxmatullaahi wabarakaatuhu |
||
|
Annaga oo ah READ/IQRA-Norway,
waxaan maamulka iqra ee jooga wadanka dhexdiisa ku
hanbaleyneynaa soo gudbinta ay soo gudbiyeen warbixin qaali
ah oo ay ku farxeen taageerayaasha ururka iqra ee qurba
joogta ah.
Waxaan inni leenahey waad ku mahad santiiin, maadaama aad buuxiseen shuruudihii la inniga rabey waxaad sugtaanba waa taageerada qurba joogta ee Ururka oo aan loo kala hadhin, insha Allah. Gaar ahaanna, aniga oo ah afhayeenka ururka IQRA-Norway, waxaan ini leeyahey si aan hadafkeenna u gaadhno, wuu dhaqaaqaye yaan faraska laga dagin.
Intaa waxa raaca, gudoomiyaha ururka IQRA-Norway, Maxamad Cali Ciye, ayaa maanta oo bishu tahay 22/10/2007 magaalada Oslo, uu si rasmi ah ugu dhawaqay isku shaandhaynta Guddiga fulinta IQRA-Norway.
komitega (guddiga) oo sida hoos ku qoran loo magacaabay ayaa kala ah : 1- Gudoomiyaha: Maxamad Cali Ciye 004790044093 2- Gudoomiye kuxigeen : Siyaad Tukaale Riraash 3- Qasnajiga : Ciisman Faarax Qabil (0047) 5203799561 4- Afhayenka : Saleeman Muuse Cilmi 00477591074 5 - Xoghaye : Xusen Ismaciil ( dhagax buri nacday) 6 - Agaasimaha xafiska : Axmad Ciisman Ciye inta kadib, waxa uu raaciyay gudoomiyuhu in qof kasta oo u adeegaya walalihiisa baahan ee dalka jooga, xilkaa muqadaska ah uu Ilaahay u fududeeyo.
Afhayeenka ururka IQRA-NORWAY: SULEIMAN MOUSA ELMI Oslo, Norway. |
|
Copyright © 2000 - 2004 Rural Education And Development. All rights reserved. |